K/Galbeed oo aqoonsigii kala laabatay Nabadoonkii matalayay Mukhtaar Roobow

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maamuus ka xayuubin ku sameeyey Nabadoonkii matalayay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mukhtaar Roobow Abu-Mansuur. Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha gudaha ee Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in xilkii Malaaqnimo laga qaaday Malaaqii beesha Leysaan oo magaciisa la yiraahdo Malaaq Mad Eddow. Siyaasiyiin mucaarad ah ayaa … Continue reading K/Galbeed oo aqoonsigii kala laabatay Nabadoonkii matalayay Mukhtaar Roobow